Hadal gaaban
Inaan ka caawino qiimeynta waxbarashadooda iyo khibradahooda shaqo eey lee yihiin
Sida isku xiriirinta iyo sharciyada suuqa shaqooyinka ee Ssweden
Soo bandhigida baahida qofka wadanka ku cusub iyo taariikh nololeedka qofka, si tariikh nololeedkiisa loogu habeeyo/waafajiyo shuruudahiisa iyo baahidiisa shaqooyin
Tixraaca qorshaha qofka ku cusub wadanka iyo iyadoo lasii waafajin haddii loo baahdo si xirfada shaqo iyo qorshihiisu isu waafaqaan
Soo banbixinta baahida iyo shuruuda muuqaal ee qofka wadanka ku cusub tasoo kusa¬laysan shuruuda iyo baahidu sidey yihiin ee xaqiiqda ah
Wareysi iyo wadahadal baan kusoo saareynaa arinta shaqsi ee falanqaynaysa qorshihiisa amase ayadoo qorshahaas lasii horumarinayo
Tababarid iyo caawin ku saabsan qorida taariikdiisa nololeed ee waxbarasho iyo shaqo iyo iyadoo la soo bandhigo shaqsiga dhankiisa xoogan ee ay kamid yihiin luqado badan haduu yaqaan iyo aqoontiisa dhaqan kala duwanaanshaha
Aqoon kororsi ah siyaabaha iyo meelaha shaqada laga raadsado/meelaha shaqooyinka banaan lagu soo daabaco. Helida waxbarashooyin.
031-799 59 01
0736-405 000